Toogasho saakay ka dhacday magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay isgooska Siinay ee magaalada Muqdisho ku toogtay sadex askari oo katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya kuwaa oo ka howlgalayay isgooskaasi . Goobjoogayaal ayaa ku waramay in raga hubeesan si gaadmo ah u toogteen askarta katirsan booliiska oo goobtaasi ku geeriyootay, waxaana raga hubeesan horey usii qaateen qoryihii ay wateen ciidamada … Continue reading Toogasho saakay ka dhacday magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya